Wararkii Ugu Dambeeyay Iska hor imaad Khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho

Iska hor imaad xoogan oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa goordhaw ka dhacay xeradii hore ee ciidanka Saban Saban ee kutaala degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Sida aan wararka ku helnay iska hor imaadka ayaa u dhaxeeyay ciidamada maamulka degmada iyo maleeshiyaad u abaabul qaab beeleed kuwaa oo doonayay in si sharci … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Iska hor imaad Khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho